Qeexid
"Eeg dhiinbax1"
"Eeg dhiinbax1"
Wadaag:
Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo.
m.l
Wadaag:
Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada.
ld dhiigbixid.
m.l
Wadaag:
Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm
Midab aad u guduudan.
m.l
Wadaag:
(-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f.mg1
Wadaag:
Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m.dh
Wadaag:
Dhacaan yar, miro iwm ka tuuqsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Waxyaalaha miraha laga dhiimiyo.
Dhiin laga miiro caw baarta oo la cabbo; shalabow.
m.dh
Wadaag: